DF oo War ka soo saartay Nin ka yimid dalka Shiinaha oo garoonka Muqdisho lagu hayo (Akhriso)

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee xukuumada Somalia ayaa war ka soo saartay nin Soomaali ah oo lagu qabtay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ka dib markii looga shakiyey cudurka Coronavirus ee ku faafaya dalal badan oo ka tirsan caalamka. Ninkan Soomaaliga ah oo ka yimid dalka China ayaa Addis Ababa ka soo raacay dayuurada Ethiopian … Continue reading DF oo War ka soo saartay Nin ka yimid dalka Shiinaha oo garoonka Muqdisho lagu hayo (Akhriso)